Qeexid Xigta
ld xariiftan1.
ld xariiftan1.
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Si xarfadi ku jirto qof cayaar ula dheelid.
f.mg1
Wadaag:
ld xafiiltan1, xifaalootan, xifaaltamid, xifaaltan1 xafiiltan1 m.l ld xafiiltamid.
m.f.dh
Wadaag:
Dhar jilicsan oo qurxoon qaalina ah oo duntiisa ay samayso diirdiirxariireedu.
(-ryo, m.dh) Summad idaha dhegaha looga dhigo oo labo alif ah.
m.dh
Wadaag:
Caano biyo badan ku darsasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag: