Qeexid
"ld xariiftamid."
"ld xariiftamid."
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Si xarfadi ku jirto qof cayaar ula dheelid.
f.mg1
Wadaag:
Dhar jilicsan oo qurxoon qaalina ah oo duntiisa ay samayso diirdiirxariireedu.
(-ryo, m.dh) Summad idaha dhegaha looga dhigo oo labo alif ah.
m.dh
Wadaag:
Xoolo badan.
(-nno/-mmo, m.l./dh) Nooc ka mid ah doonyaha waaweyn, siiba kuwa shiraacyada badan leh.
m.l
Wadaag:
Caano biyo badan ku darsasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Faras aan hayin ahayn.
(- nno, m.dh) Qof qaba mingis aan la yabarayn.
m.l
Wadaag:
Daliigo xaskul ah ama mayrax ama caw ama xariir ama bir ama wax kale oo inta la isku jebsho tidco, wax lagu xiro ama lagu jiido.
Xabsi.
m.l
Wadaag:
Nagaar dhaadheer oo dhulka ku faalala, oo geelu aad u jecel yahay
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Xarig harag xoolaad laga tidcay ama laga soohay.
m.l
Wadaag: