Qeexid

"ld xariirid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xariirin oo kali ah:
  • Howlgalkan ay saakay fuliyeen ciidamada Ethiopia ayaa waxay ku qabqabten shaqsiyaad ay ku xariirinayaan iney ku lug leeyihiin werarada loo geysto ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia iyadoo hub fara badana ay ciidamadaasi soo qabqabteen.
  • Dagaladan ayaa la xiriira khilaafka u dhexeeya maamulka iyo saraakisha kuwaas oo lala xariirinayo khilaafka u dhaxeeya mas’uuliyiinta iyo saraakiisha Shabeelaha Hoose.