Qeexid
"/dh Dhabarka dadka, labada daqay meesha u dhaxaysa oo godan."
"/dh Dhabarka dadka, labada daqay meesha u dhaxaysa oo godan."
Wadaag:
Waqtiga u dhexeeya marka waagudillaaco ilaa marka qorraxdu soo baxdo. ldarooryo.
m.dh
Wadaag:
Baruur subaggii laga shiilay waxa ka soo hara; shariir.
m.dh
Wadaag:
Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho.
Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta.
Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.
m.l
Wadaag:
Geed nagaar leh buruq sun ah iyo caleemo balballaaran oo geelu daaqo; balalo.
m.dh
Wadaag:
Geed-nagaar xajiinka u eg oo xooluhu aad u daaqaan, kuna dararaan markiiba. ld iballaroor.
m.l.u
Wadaag:
Muuqaallo ka samaysan xarriiqo iyo astaamo oo wax la qurxinayo korkiisa lagu dhigo ama lagu qoro; naqash. ld xarar.
m.l
Wadaag:
(-rfo, m.l/xuruuf, m.dh) Alifka af lagu qoro ereyadiisa mid ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Meel barakaysan oo cibaadeysi loo tago sida Kacbada iyo masjidka Madiina. ld xaram.
m.l
Wadaag:
Hoore kulul ama diirran dabayl ku qaboojin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Daliigo xaskul ah ama mayrax ama caw ama xariir ama bir ama wax kale oo inta la isku jebsho tidco, wax lagu xiro ama lagu jiido.
Xabsi.
m.l
Wadaag:
Meel qashin ka nadiifsasho.
Wax meel yaal wada qaada sho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Xajiyid; xaj gudasho.
Waajibka xajka gudashadiisa gudagelid.
f.mg3
-maday, -matay
Wadaag: