Qeexid
"Qof wax xarrago leh siin."
[-geeyay, -gaysay]
xarrage eeyay
xarrage aysay
f.g2"Qof wax xarrago leh siin."
Wadaag:
Hab wixii arkaa u bogaan oo ama loo socdo ama loo qaato dhar cusub ama qaali ah ama si gaar ah loo jaangooyay ama loo tolay; mardaaddii; xashaash; shoob.
Qurux; wanaag.
m.dh
Wadaag:
Dhar qurxoon xirasho.
Ka x.: wax ka faanid ama iska dhawrid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Wax xarrago ka muuqato ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Faras aan hayin ahayn.
(- nno, m.dh) Qof qaba mingis aan la yabarayn.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Faras wax aan hayin ahayn noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Qof qiimahiisa dadnimo wax u dhimid.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag:
Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho.
Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta.
Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.
m.l
Wadaag:
(-qo, m.l) (xis.) Isku xir ka dhexeeya laba barood oo ku yaalla dululaati ama dul xarriiqi waxa ay leedahay dherer haseyeeshee, ma laha ballac, waxa ay noqon kartaa mid toosan ama xoodan. Hidda toosan waa fogaanta ugu gaaban ee u dha xaysa laba barood oo ku yaalla dul fidsan.
m.dh
Wadaag: