Qeexid

"Daliig, jiitin."

Qeexid Xigta

ld xarriijin, xarriiqin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xarriiq oo kali ah:
  • Waana qodbkaas midka uu hoosta ka xarriiqayo Afyare Cabdi Cilmi.
  • Waxaanu Xaajigu ku jawaab celiyey xog xigmadaysan oo hoosta ka xarriiqaysa xeel-dheerida garashadiisa iyo fikirkiisa siyaasiga ah, waxaanu Xaajigu ugu jawaabey Ingriiska in ninka madow ay ku filan tahay inta ninka cad ku filnaan karta dhinac kasta!