Qeexid
"Xarriiq samayn."
[-qay, -qday]
xarriiq3 ay
xarriiq3 day
f.g1"Xarriiq samayn."
Wadaag:
xarriiqa waqtiyeynta caalamiga m.dh (juqr.) Xarriq la mala awaalay oo caalamku isku raacay oo mara dhigta 180 , meelaha qaarkood oo magaalooyin lala raacay mooyaane. Marka darriiqdaas la gudbo iyada oo galbeed laga socdo barina loo socdo maalin ayaa lagu noqdaa; marka laga gudbo xarriiqdan lagana socdo bari loona socdo galbeed maalin dhan ayaa la lumiyaa.
Wadaag:
(-qo, m.l) (xis.) Isku xir ka dhexeeya laba barood oo ku yaalla dululaati ama dul xarriiqi waxa ay leedahay dherer haseyeeshee, ma laha ballac, waxa ay noqon kartaa mid toosan ama xoodan. Hidda toosan waa fogaanta ugu gaaban ee u dha xaysa laba barood oo ku yaalla dul fidsan.
m.dh
Wadaag:
Wax la xarriqay ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
(-qyo ..., m.dh) (fiis.) Xarriq mala'awaal ee bedad xoog oo muujiya jihada iyo itaalka bedadda. Badanaa, xarriiqahan waxaa loo adeegsadaa muujinta bedad birlabeedka iyo bedad danabeedka.
m.dh
Wadaag:
(-qo ..., m.l) (xis.) (Fallaar) Xarriiq toosan oo ka bilaabanta bar maguu raan ah oo si aan joogto ahayn ugu fidda hal jiho (dhinac) oo keliya.
m.l
Wadaag:
Qof qiimahiisa dadnimo wax u dhimid.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag:
(xis.) Xarriiq toosan oo xood ama sallax ka taabta bar keliya, bartaas oo loo yaqaan barta taabtaha.
m.l
Wadaag:
Badar cajiimid.
Dhuxul budlin si khad looga dhigo.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Hab wixii arkaa u bogaan oo ama loo socdo ama loo qaato dhar cusub ama qaali ah ama si gaar ah loo jaangooyay ama loo tolay; mardaaddii; xashaash; shoob.
Qurux; wanaag.
m.dh
Wadaag: