Qeexid

"xarriiqa waqtiyeynta caalamiga m.dh (juqr.) Xarriq la mala awaalay oo caalamku isku raacay oo mara dhigta 180 , meelaha qaarkood oo magaalooyin lala raacay mooyaane. Marka darriiqdaas la gudbo iyada oo galbeed laga socdo barina loo socdo maalin ayaa lagu noqdaa; marka laga gudbo xarriiqdan lagana socdo bari loona socdo galbeed maalin dhan ayaa la lumiyaa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xarriiqa oo kali ah:
  • Hase yeeshee, laba gool oo deg-deg ah oo uu dhaliyay Ole Gunnar Solskjaer iyo goolka uu dhaliyay Ryan Giggs, ayaa hoosta ka xarriiqay in kooxdii Middlesbrough gurigeeda ku guraacday ay debedda ku aarsan taqaano.
  • Bilowgii ciyaarta ayuu weeraryahanka Raul Gonzalez, ku xarriiqay goolkiisii kowaad, markii uu si yaab leh ugu dhaqaqay kubbad tuuryo ah oo Roberto Carlos kasoo maguujiyay meel aad uga durugsan goobtii uu taagnaa.