Qeexid
ld xuruun2.
[-iyay, -isay]
f.mg2ld xuruun2.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld xaruumid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld xaruumbin, xaruubbamid, xuruumid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-uumay, -uuntay; -umi) Cod xabeeb leh hoos u dhihid. ld xaruumbi, xuruubban2, xuruun2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: xaruun 1 m.l Cod xabeeb leh oo hoos loo yiraahdo. ld xuruubban1, xuruun1.
f.mg1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Cid la dagaalamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xaraabad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Caasimad; magaalo madax.
Qeexid Xigta: Rug; saldhig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ciyaar dhaqameed lagu jidboodo oo laga yaqaan degaanka Banaadir, muusikadeeduna waa shareero, durbaan iyo codad kala duwan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld xaruumid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho.
Qeexid Xigta: Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta.
Qeexid Kale: Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]