Qeexid

"xaruun 1 m.l Cod xabeeb leh oo hoos loo yiraahdo. ld xuruubban1, xuruun1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaruun oo kali ah:
  • Jabriil Cabduulle, Madaxa xaruunta cilmi-baarista ee CRD iyo Prof.
  • Waxaa deegaankaas ka tirsan xaafadda Islii (Eastleigh) oo ah xaruun ganacsi oo ay ku nool yihiin Soomaali badan oo asal ahaan ka soo jeeda dalalka Soomaaliya iyo Kenya.