Qeexid
"(-uumay, -uuntay; -umi) Cod xabeeb leh hoos u dhihid. ld xaruumbi, xuruubban2, xuruun2."
"(-uumay, -uuntay; -umi) Cod xabeeb leh hoos u dhihid. ld xaruumbi, xuruubban2, xuruun2."
Wadaag:
Kaar iwm dareemid; xanuun yeelasho.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
(fiis.) Dariiqadda ay walaxi kaga beddelanto uumi isuguna bedesho dareere. Dareeruhu, tusaale ahaan, waxa sameeya uumi galey gibilka.
m.dh
Wadaag:
Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho.
Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta.
Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Xoolo badan hal mar wada guurid.
f.mg1
Wadaag:
Madax timo ka wada xiirid.
Laamo iwm baarka sare ka jarid.
Si xun u abaahin (awr).
f.g
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Faras wax aan hayin ahayn noqosho.
f.mg1
Wadaag: