Qeexid
"Wanaagga dadka kale helayo oo laga naxo ama la nebcaado ama la jeclaysto in iyaga laga qaado oo isaga loo soo wa reejiyo; khayrka dadka kale haysto oo laga gubto."
"Wanaagga dadka kale helayo oo laga naxo ama la nebcaado ama la jeclaysto in iyaga laga qaado oo isaga loo soo wa reejiyo; khayrka dadka kale haysto oo laga gubto."
Wadaag:
(-sday, -sadday; -sdi) Cid xasad kula kicid, xaasid ku noqosho. ld xaasid2.
f.g1
Wadaag:
(-wo, m.l) Miiq maro ama bir ah oo dharka iwm lagu qurxiyo; seri.
m.dh
Wadaag:
Nooc ka mid ah ciyaaraha saarka oo leh jiib, jaan iyo sacab, waxaana cayaar ammaanta diinta Islaamka ku dhisan oo ay dheelaan beeraleyda reer Dhoobey iyo Ugaarsatadaba. Dheeshaa sida Booranaha waxaa lagu daaweeyaa cudurro.
m.l
Wadaag:
X. ah: wax taabashadooda, ka hadliddooda iyo talakeenkoodu keeni karo dhibaato.
m.l.kh
Wadaag:
Jajab yaryar, aan waxtar lahayn oo dhuxusha ka jajaba.
Jajab kastoo ka hara qori la qoray ama wax la mid ah.
m.l.u
Wadaag:
Camal wanaagsan oo loo falo ka raalinimada Eebbe in lagu gaaro.
Abaalgud lagu helo camal wanaagsan oo la sameeyo.
m.l
Wadaag:
Dareen xooggan oo nafsaani ah oo ka dhasha dhacdo beerqaad leh oo qofku muujiyo farxad, jidbo, yaab iwm.
Ficil.
m.dh
Wadaag:
Cid dhi baato u gaysasho.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Wax qarin, wax xas ku ridid.
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag: