Qeexid
"Wax qarin, wax xas ku ridid."
[-seeyay, -saysay]
xase eeyay
xase aysay
f.g2"Wax qarin, wax xas ku ridid."
Wadaag:
Jajab yaryar, aan waxtar lahayn oo dhuxusha ka jajaba.
Jajab kastoo ka hara qori la qoray ama wax la mid ah.
m.l.u
Wadaag:
(-wo, m.l) Miiq maro ama bir ah oo dharka iwm lagu qurxiyo; seri.
m.dh
Wadaag:
Cid dhi baato u gaysasho.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Wax midab cas u yeeelid.
Kabo buraash marin.
Qof xisaab socota leh, deyn muddo gaaban siin (banki).
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag:
Alaab si habaysan isu dul saarid.
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag:
(-imo, m.l) Maqaar harag ari oo laysku tolay ka samaysan oo lagu kaydiyo abuurka birqalaxda iwm.
m.dh
Wadaag:
Arrin iwm wax deggan noqosho.
Xoolo wax aayar u socda ama u daaqaya noqosho.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Wax xasilloon ka dhigid.
Lacag iwm helid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(bot.) Geed dacarta la tol ah; wuxuu leeyahay caleemo dhaardheer oo warmo ah oo qaarka danbe u wada buuran oo wada hilib ah, oo caarad qodax ah ku wada dhammaada; sida wax laysku falkiyay bay isu haystaan oo midiba mid uga kor baxdaa. Waa wada liil, xargo iyo waxyaalo kaleba laga sooho ama laga sameeyo; xaskulxig.
m.dh
Wadaag:
Nafley badan hal mar wada layn; baabi'in.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Wax araggooda ama heliddooda aad u rabid.
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag: