Qeexid
"Dhar cusub ama qurxoon xirasho. ld xarshaash2."
[-shay, -shtay]
xashaash2 hay
xashaash2 htay
f.mg1"Dhar cusub ama qurxoon xirasho. ld xarshaash2."
Wadaag:
Badeeco qiimo jaban ku gadid.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag:
Xumo ka fog, ka dheer; taasna daa; maya.
Erey la yiraahda kolka wax loo bogo; baga!
e.d
Wadaag:
Cunno, miro, dawo iwm faadid.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag:
Jajab yaryar, aan waxtar lahayn oo dhuxusha ka jajaba.
Jajab kastoo ka hara qori la qoray ama wax la mid ah.
m.l.u
Wadaag:
Timo dhaadheer oo ka baxa qoorta libaaxa lab iwm.
Masar
m.l
Wadaag:
(-imo, m.l) Maqaar harag ari oo laysku tolay ka samaysan oo lagu kaydiyo abuurka birqalaxda iwm.
m.dh
Wadaag: