Qeexid
"Cayayaan."
"Cayayaan."
Wadaag:
Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylku jiro.
Tebidda la tebo wax loo baahanyahay sida shaaha, jaadka, sigaarka iwm. ld xaraa radow1.
m.dh
Wadaag:
Jajab yaryar, aan waxtar lahayn oo dhuxusha ka jajaba.
Jajab kastoo ka hara qori la qoray ama wax la mid ah.
m.l.u
Wadaag:
Wax naado lagu iibiyo oo hadba qofka qiime madhaafaan ah gaara lagu baaryo.
(-shiyo, m.dh) Qof ama dibi beer falidda yaqaan.
m.l
Wadaag:
Badeeco qiimo jaban ku gadid.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag:
Camal wanaagsan oo loo falo ka raalinimada Eebbe in lagu gaaro.
Abaalgud lagu helo camal wanaagsan oo la sameeyo.
m.l
Wadaag:
Dhar cusub ama qurxoon xirasho. ld xarshaash2.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag:
Hu' ka samaysan nayloon, cudbi, suuf iwm oo cagaha la gashado, kabahana layska xijiyo; kaalso. ld sharabaaddo.
m.l
Wadaag:
(-fo, m.l) Tuubbo dheer oo macdan ama balaastig ah, guryaha dushooda ka soo dejisa biyaha roobka oo keenta dhulka si aan biyuhu guriga wax u yeelin; maracaad; manjarrar. ld masharafad.
m.l
Wadaag:
Muuqaallo ka samaysan xarriiqo iyo astaamo oo wax la qurxinayo korkiisa lagu dhigo ama lagu qoro; naqash. ld xarar.
m.l
Wadaag: