Qeexid

"ld xashiish."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xashiishad oo kali ah:
  • Munaasabadda lagu soo bandhigay hubka, xashiishadda iyo dadka la qabqabtay ayaa ka dhacday Saldhigga Afar-irdood ee Degmada Xamarweyne, waxaana sidoo kale hadal ka jeediyay xafladda xubno ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir.
  • Waxa kale oo ay Maxkamadda shalay la hor keenay laba haween ah oo lagu soo eedeyey inay si tuugo ah magaalada Berbera u soo geliyeen maandooriyaha Xashiishadda loo yaqaan.