Qeexid
"Badar buunshe ka saarid. ld xanshiri."
[-iyay, -isay]
xashir yay
xashir say
f.g2"Badar buunshe ka saarid. ld xanshiri."
Wadaag:
(-imo, m.l) Maqaar harag ari oo laysku tolay ka samaysan oo lagu kaydiyo abuurka birqalaxda iwm.
m.dh
Wadaag:
Jajab yaryar, aan waxtar lahayn oo dhuxusha ka jajaba.
Jajab kastoo ka hara qori la qoray ama wax la mid ah.
m.l.u
Wadaag:
Xash.
Nooc ka mid ah maandooriyayaasha oo sida buuriga oo kale loo shito.
m.l.u
Wadaag:
Dad badan si ay arrin uga doodaan meel isugu keenid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dad meel jooga si loo ogaado kan maqan iyo kan jooga, magac yadooda yeerin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhar cusub ama qurxoon xirasho. ld xarshaash2.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag: