Qeexid

"Aayar; miyir; tartiib."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xasil oo kali ah:
  • Gollaha Wasiirada DF oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho Ugu horeyntii Wasiirada Amniga oo ka warbixiyey xaaladda amniga ayaa sheegay in xasilinta Muqdisho iyo gobolada laga xorreeyey Al-Shabaab ay si fiican u socdaan.
  • Ciidamada Dowladda oo si xoogan u jooga wadooyinka luuq luuqa ee degmada Xamar Weyne ayaa gaadiidka baaraya iyo dadka saran iyadoo si weyn loo adkeeyay amaanka degmadaasi maadaama ay ka mid tahay goobaha ugu xasiloon ee fariisinka u ah Dowladda KMG.