Qeexid
"Aayar; miyir; tartiib."
"Aayar; miyir; tartiib."
Wadaag:
Arrin iwm wax deggan noqosho.
Xoolo wax aayar u socda ama u daaqaya noqosho.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Wax xasilloon ka dhigid.
Lacag iwm helid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax deggan ahaansho. ld xasilloon.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Caleenta geedka gobka oo shiidan oo loogu qabeysto saabuun ahaan.
ld qasaasilid. Mayrista cuntada qaarkeed sida bariiska iwm la mayro inta aan la karin.
m.l
Wadaag:
Tolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir1 (2).
m.l
Wadaag:
X. ah: wax taabashadooda, ka hadliddooda iyo talakeenkoodu keeni karo dhibaato.
m.l.kh
Wadaag:
eeg xasillan. ld xasil lanaansho, xasilloonaan, xasilloo-naansho.
m.f.dh
Wadaag: