Qeexid

"Wax xasilloon ka dhigid."

Qeexid Xigta

Lacag iwm helid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xasili oo kali ah:
  • Dhagaxtuur oo saxaafada la hadlay markii ugu horeysay isagoo gudoomiyaha Gobolka banaadir ah ayaa sheegay inuu ka shaqeynayo soo celinta dadkii barokacay, xasilinta magaalada Muqdisho iyo dib u dhiska caasimada.
  • Sida ay sheegayaan gacan-yarayaasha Yuusuf ajandaha ugu weyn ee Madaxweynuhu uu ka hadli doono ayaa ah in loo diro Somalia ciidamo ka socda Qaramada Midoobay si ay u xasiliyaan dalka ay dagaaladu la dageen.