Qeexid
"Wax deggan ahaansho. ld xasilloon."
[-naa, -nayd]
xasillan aa
xasillan ayd
f.mg4"Wax deggan ahaansho. ld xasilloon."
Wadaag:
eeg xasillan. ld xasil lanaansho, xasilloonaan, xasilloo-naansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax xasilloon ka dhigid.
Lacag iwm helid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Arrin iwm wax deggan noqosho.
Xoolo wax aayar u socda ama u daaqaya noqosho.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Wax aan muqaan ahaansho. ld ciillan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax in yar la weeciyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: