Qeexid

"Nafley badan hal mar wada layn; baabi'in."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xasuuq oo kali ah:
  • Dagaalada Muqdisho oo la cambaareeyey Beesha caalamka iyo ururo caalami ah ayaa si weyn u cambaareysay dagaalada maalintii shanaad ka socda Magaalado Muqdisho, kuwaasoo sababay dhimashada uug yaraan 115-qof oo ay ku jiraan dadkii lagu xasuuqay Hotel Muna.
  • Dadka la xasuuqay, waxa ka mid ahaa dad ka kala yimid tuullooyinka Miyiga iyo magaalooyinka Burco iyo Hargeysa, kuwaas oo u soo xoogsi tegay dekedda Berbera.