Qeexid
"(-do, m.l) Meesha aqalka laga galo; irrid-horaad."
"(-do, m.l) Meesha aqalka laga galo; irrid-horaad."
Wadaag:
xataa fk. 1. Eray lagu isticmaalo kolka wax gaar ah la weyneynayo ama culays gaar ah la saarayo. Tus. “Waa geesi oo xataa libaaxa (ama libaaxa xataa) kama baqo”. 2. Haba yaraatee. Tus. “Bal wax uun i sii, xataa shi lin”. ld xitaa.
Wadaag:
(-do, m.l) Saanadda buntukha laga rido middeed; rasaas.
Cudur dadka ku dhaca; waraabow.
Wax keli ah; mid. 4. (-do, m.l) Iniin.
m.dh
Wadaag:
Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Meel buugag badan oo kala jaad ah yaalliin oo laga amaahsado ama lagu akhristo.
Dukaan buuggagta, wargeysada, waraaqaha xafiiska iwm loogu iibsho.
m.dh
Wadaag:
Markii magacuyaal lahaansho lagulifaaqo wuxuu la micna yahay “weligii”. Tus.“A.kii ma imaan” oo la mid ah “weligiis maimaan”. ld abadan, abid, abiid, ebed.
m.l.fk
Wadaag: