Qeexid

"(dhaq.) War qaadda lagu diro lacagaha dadku boostada ku dirayaan."

Qeexid Xigta

(dhaq.) Lacag dal laga wareejiyo iyadoo dal kale lagu wareejinayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine