Qeexid
"Ku x.: ayadoo la ordayo meel xoog ugu wareegid."
[-reeyay, -raysay]
xawaare eeyay
xawaare aysay
f.mg2"Ku x.: ayadoo la ordayo meel xoog ugu wareegid."
Wadaag:
xawaare ileys m.l (-syo, m.dh) (fiis.)Summad C. Xawaaraha ay ku baahaan hirarka birlabdanabeedka maraaya dulalaati madhan, kaas oo ah madoorsoome fisikeed, le'egna 2.997.925 x 10(8) m/s, waxana loo yaqaanaa madoorsoomaha birlabdanabeed.
Wadaag:
Wax soconayahabaas kicin.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(dhaq.) War qaadda lagu diro lacagaha dadku boostada ku dirayaan.
(dhaq.) Lacag dal laga wareejiyo iyadoo dal kale lagu wareejinayo.
m.dh
Wadaag:
(dii.) Xadro ka qaybgelid.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Biyo roob.
Biyo macaan oo aan cusbo lahayn.
X. ah: midab casaan furan ah.
m.dh
Wadaag:
Si farsama leh arrin u xallin.
Maar ka dhigid.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Ciid buda ah oo cagta, dabayshaiwm. si sahlan u kicin karaan.
m.l
Wadaag:
Nafley ul weyn ku garaacid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag: