Qeexid
"Caws caleemo dhaadheer oo rarada laga sameeyo."
"Caws caleemo dhaadheer oo rarada laga sameeyo."
Wadaag:
Taag taag yaryar oo soofe iwm ay leeyihiin oo dhaawaca wixii lagu xoqo; dardar; xajiin.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Unug taran qaangaadh ah oo socda, oo ay leeyihiin xayawaanka labka ah, oo ay soo daayaan xiniinyuhu.
m.dh
Wadaag:
Cid ul yar la dhicid; dhengedee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Lacag iwm meeshay yiilleen maahee meel kale u beddelid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
(-rfo, m.l/xuruuf, m.dh) Alifka af lagu qoro ereyadiisa mid ka mid ah.
m.l
Wadaag: