Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
xawlalmariid
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `xawlalmariid`
xawlmariid
Qeexid
Xididdo waaweyn oo surka ku yaal midkood coobe. ld xawlalmariid xawo1 m.dh Biyaha laboodka; mino; shahwo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
xaalmari
Qeexid
Cid sharafteeda wax loo dhimay wax siin ama raalligelin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
xaalmarin
Qeexid
eeg xaalmari.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
mariid
Qeexid
Waabaayo la mariyo fallaaraha, warmaha, iwm.
Geed mariidka laga liso. ld maliid, meriid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
xawlli
Qeexid
Dheeraynta wax ordaya.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: