Qeexid

"(c.nafl.) Unug taran qaangaadh ah oo socda, oo ay leeyihiin xayawaanka labka ah, oo ay soo daayaan xiniinyuhu."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xawo oo kali ah:
  • Munaasabadaasi oo aad loo soo agaasimay ayaa waxaa ka haddlay Gudoomiyaha Ururka Haweenka Dhuusomareeb Xawo Cabdulle Barre waxeyna baaq u dirtay dhamaan haweenka Soomaaliyeed waxayna sheegtay in laga doonayo in ay qeyb qaataan rajo soo celinta dalka.
  • Goobjoogayaal, ayaa sheegay in degmada ay ku sugan yihiin ciidamo ka kala tirsan DF iyo Ahlusuna, kuwaasoo saakay aroortii hore soo gaaray deegaan ku dhow Baladxawo, iyadoo ay isaga baxeen degmadas kooxdii Al-shabaab iyo sarakiishooda.