Qeexid
"(-rar, m.l) Dhenged yar oo dhuuban."
"(-rar, m.l) Dhenged yar oo dhuuban."
Wadaag:
Cid ul yar la dhicid; dhengedee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Lacag iwm meeshay yiilleen maahee meel kale u beddelid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
(c.nafl.) Unug taran qaangaadh ah oo socda, oo ay leeyihiin xayawaanka labka ah, oo ay soo daayaan xiniinyuhu.
m.dh
Wadaag:
xawaare ileys m.l (-syo, m.dh) (fiis.)Summad C. Xawaaraha ay ku baahaan hirarka birlabdanabeedka maraaya dulalaati madhan, kaas oo ah madoorsoome fisikeed, le'egna 2.997.925 x 10(8) m/s, waxana loo yaqaanaa madoorsoomaha birlabdanabeed.
Wadaag: