Qeexid
"Cid ul yar la dhicid; dhengedee."
[-iyay, -isay]
xawr yay
xawr say
f.g2"Cid ul yar la dhicid; dhengedee."
Wadaag:
Lacag iwm meeshay yiilleen maahee meel kale u beddelid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
(c.nafl.) Unug taran qaangaadh ah oo socda, oo ay leeyihiin xayawaanka labka ah, oo ay soo daayaan xiniinyuhu.
m.dh
Wadaag:
Ilmo si uu u saxaroodo majasaarid.
Cariish dhiriq marin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: