Qeexid
"eeg xayaad2."
"eeg xayaad2."
Wadaag:
Nooc ka mid ah ciyaaraha saarka oo leh jiib, jaan iyo sacab, waxaana cayaar ammaanta diinta Islaamka ku dhisan oo ay dheelaan beeraleyda reer Dhoobey iyo Ugaarsatadaba. Dheeshaa sida Booranaha waxaa lagu daaweeyaa cudurro.
m.l
Wadaag:
(-bo, m.dh) (bot.) Dhir kulaalay geedaha waaweyn saarata ama kuboodda oo caan ku ah kaymaalayda badhaalaha.
m.dh
Wadaag:
Lakab qira yar oo fuula hooreyaasha, badanaa dabayshu xarfiso.
m.dh
Wadaag:
Wax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftirid; salaaxid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: