Qeexid
"Naflay."
Qeexid Kale
Duunyo; xoolo. ld xawayaan.
Qeexid Xigta
Sankuneefle.
"Naflay."
Duunyo; xoolo. ld xawayaan.
Sankuneefle.
Wadaag:
(taar.) Diimaha qaddiimka ah qaarkood waxay amminsanaa yeen in shay kasta sida geedaha, dabaysha, dhagaxa, xiddigaha, iwm ay leeyihiin af ama ruux ayna ka sareeyaan bani aadamka.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Kiish ka samaysan liilammo ama xargo yaryar oo la isku falkiyay. ld joonyad, juuni.
m.l
Wadaag:
Alaab aan qiimo badan lahayn oo guryaha looga dhaqmo. ld xamaamo.
m.dh
Wadaag:
(-bo, m.dh) (bot.) Dhir kulaalay geedaha waaweyn saarata ama kuboodda oo caan ku ah kaymaalayda badhaalaha.
m.dh
Wadaag:
Maro iwm wax la xayday ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Dad jaahil ah oo aan diin lahayn.
Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.
m.l
Wadaag:
Nin waxgaradnimo iyo waayo-aragnimo isku darsaday.
m.l
Wadaag:
xawaare ileys m.l (-syo, m.dh) (fiis.)Summad C. Xawaaraha ay ku baahaan hirarka birlabdanabeedka maraaya dulalaati madhan, kaas oo ah madoorsoome fisikeed, le'egna 2.997.925 x 10(8) m/s, waxana loo yaqaanaa madoorsoomaha birlabdanabeed.
Wadaag: