Qeexid
"(taar.) Diimaha qaddiimka ah qaarkood waxay amminsanaa yeen in shay kasta sida geedaha, dabaysha, dhagaxa, xiddigaha, iwm ay leeyihiin af ama ruux ayna ka sareeyaan bani aadamka."
"(taar.) Diimaha qaddiimka ah qaarkood waxay amminsanaa yeen in shay kasta sida geedaha, dabaysha, dhagaxa, xiddigaha, iwm ay leeyihiin af ama ruux ayna ka sareeyaan bani aadamka."
Wadaag:
Dad jaahil ah oo aan diin lahayn.
Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.
m.l
Wadaag:
(-bo, m.dh) (bot.) Dhir kulaalay geedaha waaweyn saarata ama kuboodda oo caan ku ah kaymaalayda badhaalaha.
m.dh
Wadaag:
Lakab qira yar oo fuula hooreyaasha, badanaa dabayshu xarfiso.
m.dh
Wadaag:
Nooc ka mid ah ciyaaraha saarka oo leh jiib, jaan iyo sacab, waxaana cayaar ammaanta diinta Islaamka ku dhisan oo ay dheelaan beeraleyda reer Dhoobey iyo Ugaarsatadaba. Dheeshaa sida Booranaha waxaa lagu daaweeyaa cudurro.
m.l
Wadaag:
Badeeco iwm iidheh u samayn.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(-syo, m.dh) Ogeysiis loo baahiyo dadweynaha aydoo loo ammaanayo badeeco iwm.
m.l
Wadaag: