Qeexid

"eeg xayaysii."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xayaysiin oo kali ah:
  • Dean, wuxuu xayaysiintiisa ku furayaa erayada "waxaa la gaadhin waqtigii runta, sababtoo ah runtu waxay tahay siyaasadda dibedda ee George Bush ma aha mid aan ku badbaadayno.
  • Weris oo ka hadlaysa shaqadeeda iyo hawshan beni-aadamino ee ay gashay waxay tidhi “xayaysiinta dharka casriga ah waa noloshayda, laakiin hada waxaan qabanaya howl ka ballaadhan oo ka wanaagsan.