Qeexid
"Wax xaydaan u samaysasho."
[-aantay, -aamatay]
xaydaam antay
xaydaam amatay
f.g3"Wax xaydaan u samaysasho."
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax xaydaan loo sameeyay noqosho.
f.g1
Wadaag:
Maro iwm wax la xayday ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Maro la guntanyahay kor u qaadasho.
f.g3
-ytay, -ydatay
Wadaag:
Waxaaga oo la deysto oo qof kale wixii, wax lagu qabsado; wax dhaqaalaysi; tashiilad; maradhaaro.
m.dh
Wadaag:
Ubaxa kiisa aan qaabka caleemaha lahayne u baxa sida bul ama cuntub ama
m.l
Wadaag:
(fiis.) Isticmaalka saliidda, xaydha iwm, si loo yareeyo xoogga isliska ee ka dhexeeya dulaha istaabanaya, loogana hortago daxalka.
m.dh
Wadaag: