Qeexid
"(-aamay, -aantay; -aami) Wax xaydaan loo sameeyay noqosho."
"(-aamay, -aantay; -aami) Wax xaydaan loo sameeyay noqosho."
Wadaag:
Wax xaydaan u samaysasho.
f.g3
-aantay, -aamatay
Wadaag:
Ku x.: cid aad ugu xanaaqid.
f.mg1
-aamay, -aantay, -aami
Wadaag:
Maro iwm wax la xayday ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Xoolo caatoobid; weydoobid.
f.mg1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Faras wax aan hayin ahayn noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax socodkooda ama fulintooda la is-hortaagay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-aaman, m.l) (c.nafl.) Nudo adag oo tiiriyayaal ah, ha ahaadaan laf ama carjaw kuwaas oo sameeya fuqa hoose ee xayawaanka qaarkood, gaar ahaan lafdhabarleyda. Shaqada ugu weyn ee daamanku waxa weeye inay ilkaha ka caawiyaan qaniinyada iyo calaalinta cuntada.
m.l
Wadaag:
Maro la guntanyahay kor u qaadasho.
f.g3
-ytay, -ydatay
Wadaag:
Geed weyn oo aan qodax lahayn oo caleemo balballaaran iyo miro kuuskuusan oo la cuno leh.
m.l
Wadaag:
Coddheer ugu yeerid muslimiinta waqtiyada salaadda.
Kor u qaylin neef riyo ahxanuun dartiis. ld aaddan2, eedaan2.
f.mg1
-aamay, -aantay
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Subag, caano, maraq iwm cunno yaabis ah ku darid.
f.g1
Wadaag: