Qeexid
"(fiis.) Isticmaalka saliidda, xaydha iwm, si loo yareeyo xoogga isliska ee ka dhexeeya dulaha istaabanaya, loogana hortago daxalka."
"(fiis.) Isticmaalka saliidda, xaydha iwm, si loo yareeyo xoogga isliska ee ka dhexeeya dulaha istaabanaya, loogana hortago daxalka."
Wadaag:
In yar oo aan badayn oo xoolo, ugaar iwm oo wada jira; horin; koox.
m.dh
Wadaag:
Maro la guntanyahay kor u qaadasho.
f.g3
-ytay, -ydatay
Wadaag:
Geed gaab aan qodax lahayn oo leh laamo toostoosan oo dhuudhuuban oo leebabka laga dhigto.
m.l
Wadaag:
Maro iwm wax la xayday ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(-no, m.l) Xafiiska xoghayaha.
Wax xogtooda runta ah, hayn, ka warqabid; xog'ogaalnimo.
m.dh
Wadaag:
Ubaxa kiisa aan qaabka caleemaha lahayne u baxa sida bul ama cuntub ama
m.l
Wadaag:
Wax xaydaan u samaysasho.
f.g3
-aantay, -aamatay
Wadaag: