Qeexid
Caato; weyd.
Caato; weyd.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.dh.u
Qeexid: Nafley gurijoogto, caato ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xayeesi ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ubaxa kiisa aan qaabka caleemaha lahayne u baxa sida bul ama cuntub ama
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld xayuubsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xishood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: X. ah: qof waxtar ah ama firfircoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhiigga dumarku bishiiba kol helo; caado; dhibaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -lay, -shay
Qeexid: Haweeney caado helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: In yar oo aan badayn oo xoolo, ugaar iwm oo wada jira; horin; koox.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Baruur ka baxda meelo gaar ah oo jirka nafleyda ka mid ah.
Qeexid Xigta: Xuub baruuri saaran tahay oo ku daboolan uurkujirta.
Qeexid Kale: Jifi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Roob jiilaalka ka da'a xeebaha bari.
Qeexid Xigta: Xilli roob ka da'o xeebaha bari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Maro iwm kor u qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]