Qeexid
"Wax la xayiray ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
xayiran3 naa
xayiran3 nayd
f.mg4"Wax la xayiray ahaansho."
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax socodkooda ama fulintooda la is-hortaagay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax socodkooda ama fuliddooda is-hortaagid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-do, m.l) (taar.) Is-hortaag dhaqaale oo la xiriira joojin ganacsi, dhaq dhaqaaqa maraakiibta si looga joojiyo dal isdhaafsiga ganacsiga uu la leeyahay dalalka kale.
m.dh
Wadaag:
Ubaxa kiisa aan qaabka caleemaha lahayne u baxa sida bul ama cuntub ama
m.l
Wadaag: