Qeexid
"Dhiigga dumarku bishiiba kol helo; caado; dhibaad."
"Dhiigga dumarku bishiiba kol helo; caado; dhibaad."
Wadaag:
Ubaxa kiisa aan qaabka caleemaha lahayne u baxa sida bul ama cuntub ama
m.l
Wadaag:
Baruur ka baxda meelo gaar ah oo jirka nafleyda ka mid ah.
Xuub baruuri saaran tahay oo ku daboolan uurkujirta.
Jifi.
m.dh
Wadaag:
In yar oo aan badayn oo xoolo, ugaar iwm oo wada jira; horin; koox.
m.dh
Wadaag:
Roob jiilaalka ka da'a xeebaha bari.
Xilli roob ka da'o xeebaha bari.
m.l
Wadaag:
Suun ballaaran, cad oo dun ama maqaar ka samaysan oo ay ciidamadu qaataan.
B. ah: biyo aad loo karkariyay.
B. ah: midab aad u cad.
m.l
Wadaag:
Hanti la siiyo qof sharaftiisa wax loo dhimay.
(axwaal, m.dh) Arrin; xaajo.
ld xaalad. Sida lagu suganyahay; sah.
m.l
Wadaag:
Maro la guntanyahay kor u qaadasho.
f.g3
-ytay, -ydatay
Wadaag:
Wax socodkooda ama fuliddooda is-hortaagid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Summad xoolaha loo yeelo iyadoo dhegta in yar hoos loo jeexayo.
Mirraaq yar oo maro dacalkeeda laga jeexay. ld haylaan2.
m.dh
Wadaag:
Barbarar jilicsan oo oogadu yeelato, inta haragga hoostiisa biyo iyo dhacaan ku soo joogsadaan.
m.l
Wadaag: