Qeexid

"Baruur ka baxda meelo gaar ah oo jirka nafleyda ka mid ah."

Qeexid Kale

Jifi.

Qeexid Xigta

Xuub baruuri saaran tahay oo ku daboolan uurkujirta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine