Qeexid
"Ku x.: cid aad ugu xanaaqid."
[-aamay, -aantay, -aami]
xayraan2 amay
xayraan2 antay
f.mg1"Ku x.: cid aad ugu xanaaqid."
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Faras wax aan hayin ahayn noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax xaydaan loo sameeyay noqosho.
f.g1
Wadaag:
Baruur ka baxda meelo gaar ah oo jirka nafleyda ka mid ah.
Xuub baruuri saaran tahay oo ku daboolan uurkujirta.
Jifi.
m.dh
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax socodkooda ama fulintooda la is-hortaagay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Xoolo caatoobid; weydoobid.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Xoolo badan hal mar wada guurid.
f.mg1
Wadaag:
Wax wax dhima ama waxyeello leh ama la qoonsado.
wax xun ahaansho ama noqosho.
m.dh
Wadaag:
Wax aan shareecadu banayn oo xalaal ka dhigin; booli.
m.dh
Wadaag:
Ubaxa kiisa aan qaabka caleemaha lahayne u baxa sida bul ama cuntub ama
m.l
Wadaag:
Caad qiro yar oo marka roobku da'o badanaa cirka isku geyfa.
m.dh.u
Wadaag: