Qeexid

"xeeb yar m.dh (xeebo yaryar, m.l) (jool.) Liidka dhulka xeebta ah ee la jeeda badaha ama harooyinka; badanaa waxaa la yirahdaa waa dhulka u dhexeeya xarriiqa u hooseeya mawjadda badda iyo ka u sarreeya ee ay soo gaari karaan mawjadaha baddu."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xeeb oo kali ah:
  • Puntland ayaa ciidamada Mariniska Puntland ku ballaarisay xeebta dheer si ay uga hortagaan burcad badeedka iyo danbiyada ay gaysanayaan.
  • DF oo heshiis la gashey shirkad Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in wasaarada Gashaandhiga DF heshiis la gashey shirkad laga leeyahay wadan Imaaraadka taas oo la xusey in ay ilaalineyso xeebaha Somalia.