Qeexid
"eeg xeelee. ld xeeladayn."
"eeg xeelee. ld xeeladayn."
Wadaag:
Tab iyo maaro wax lagu xalliyo. ld xeelad, xeelo, xiilo.
m.dh
Wadaag:
Arrin loo baahanyahay tab ku maarayn. ld xeeladee.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
xeer fal-cuf m.l (-rar ..., m.l) (kiim.) Marka heerkulku ma doorsoome yahay, dhakhsaha falgalka kiimikaad wuxuu saamiggal qum man ku yahay cufka firfircoon ee falga layaasha, cufka fifircoon waxaa loo qaatay ribnaanta mool/dm.3 falgalka soo saara A+B, xeerka fal cuf wuxuu sheegayaa in dha khsasha = K A iyo B halkaas oo A iyo B ay u taaganyihiin ribnaanta A iyo B ee mool/dm.3.
Wadaag:
xeeb yar m.dh (xeebo yaryar, m.l) (jool.) Liidka dhulka xeebta ah ee la jeeda badaha ama harooyinka; badanaa waxaa la yirahdaa waa dhulka u dhexeeya xarriiqa u hooseeya mawjadda badda iyo ka u sarreeya ee ay soo gaari karaan mawjadaha baddu.
Wadaag:
xeer ciqaab m.l (-rar ..., m.l) (qaan.) X. c. wuxuu ka kooban yahay dhammaan sharci yada dawladda ee khuseeya dembiyada iyo ciqaabta.
Wadaag:
In yar oo aan badayn oo xoolo, ugaar iwm oo wada jira; horin; koox.
m.dh
Wadaag:
xeer hees m.l (-rar ..., m.l) (kiim.) Haddii falgalayaal loo beddeli karo maxsuullo falgallo isdaba joog ah kaddib, wadarta kulalka falgallada iyadoo la tixgelinayo calaamadahooda waxay la mid tahay kulka falgalka ee kalgalayaasha si toos ah loogu beddelo maxsuullo. Guud ahaan, isbeddelka tamarta oo dhammi marka falgalayaashu noqonayaan maxsuullo kuma xirna jidka la raacayo.
Wadaag:
xeer silsilad m.l (xis.) Hab lagu raadiyo diiranaha fansaar dhawr doorsoome. Xigsinayn ayaa la sammeeyaa iyada oo la eegaayo fansaar kasta, jawaabuhuna waa la isku keenaa.
Wadaag:
Ku x.: cid aqoon dheeraad ah wax u leh ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag: