Qeexid
"eeg xeeldheer. ld xeel dheeraansho, xeeldheeri."
"eeg xeeldheer. ld xeel dheeraansho, xeeldheeri."
Wadaag:
Ku x.: cid aqoon dheeraad ah wax u leh ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Qof aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah u leh qayb cilmiga ka mid ah.
m.l.kh
Wadaag:
eeg magacdheer. ld magacdheeraansho, magacdheeri.
m.f.dh
Wadaag:
eeg indhadheer. ld indhadheeraansho, indhadeeri.
m.f.dh
Wadaag:
eeg fiiradheer. ld fiiradheeraansho, fiiradheeri.
m.f.dh
Wadaag:
eeg cimridheer. ld cimridheeraansho, cimridheeri, cimridherer.
m.f.dh
Wadaag:
Socod ama orod badan.
Ee. ah: nooc geela ka mid ah oo dhaadheer.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof sharci ku takhasusay ama aad u yaqaan.
m.l
Wadaag: