Qeexid

"(-rayaal, m.l/dh) Qof aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah u leh qayb cilmiga ka mid ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xeeldheere oo kali ah:
  • Wuxuu ahaa aqoonyahan, xeeldheere indheergarad ah, guurti ilbax ah, dalmar weeleeyey taariikh iyo aqoon mugweyn oo si fudud looga dheehan karo suugaanta buuggan dhex ceegaagta.
  • Cabduraxman M. Cabdullahi (baadiyow) Cabduraxman M. Cabdullaahi (Baadiyow) waa xeeldheere ku takhasusay Culuumta Tariikhda Islaamka Geeska Afrika.