Qeexid

"Heeryo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xeeri oo kali ah:
  • Wuxuu Xeeriyey; Waxaa laga qaadey Xilkii guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdnuur Max'ed Diiriye (Geesey) waxaana si Kumeel gaar ah u sii heynaya Xilka Guddoomiya Gobolka Mudug BeexaaniAxmed Barre, Xeerkani waxa uu Dhaqngalayaa Marka uu Madaxweynuhu Sixiixo.
  • Sanadahan dambase waxa soo baxay waraabayaal xaaraan-quutayaal maan-gaab ah oo xoolihii ummada ku mamay oo wax alla iyo wax ay xeerinayaan jirin calooshana laga hago.