Qeexid

"Dad koox ah oo sheekh raacsan ama wax ka barta."

Qeexid Xigta

X. ah: nin u go'ay barashada diinta oo hadba meel u aada kutub raacasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective