Qeexid
"eeg xerageddiso. ld xeragaddisad."
"eeg xerageddiso. ld xeragaddisad."
Wadaag:
Guri u dhow u guurid (cid).
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Xoolo xeradii ku firshowday, xero kale u beddelid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg geddiso. ld gaddisad, gaddisasho, geddisad.
m.f.dh
Wadaag:
Soo x.: wax kasbid.
Wax tacbid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg jildiso. ld jaldisasho, jeldisasho, jaldiyasho, jeldiyasho, ji jildiso f.mg3 Kitaab, buug iwm jildi u yeelasho. ld jaldiso, jeldiso, jaldiyo, jeldiyo, jildiyo.
m.f.dh
-stay, -satay
Wadaag:
(-lo, m.l) Xero xooluhu baryaan marka ay aroorka yihiin.
m.dh
Wadaag: