Qeexid
"Wax la xe reeyey ahaansho."
[-snaa, -snayd]
xeraysan naa
xeraysan nayd
f.mg4"Wax la xe reeyey ahaansho."
Wadaag:
Wax xad loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
U c.: wax caro haysa ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax masiibo ku dhacay ama la ileystay ahaansho.
Wax ceebaysan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax aad u ordaaya ahaansho.
Wax aad u raran ahaansho (gaadiid).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Weel wax la carariyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax mooro ku jira ahaansho (xoolo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax xiddo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la xooleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax ciiro qarisay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Meel dhir lagu tallaaley ahaansho.
Wax dhir lagu daray ahaansho (cunto, cabitaan iwm).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: